Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay danjire Donald Yamamoto (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqasho uu ku tagay safaarada Dowlada Maraykanku ku leedahay Soomaaliya, isagoo la kulmay safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto. Kulankan u dhaxeeyay duqa magaalada Muqdisho iyo Ambassador Donald Yamamoto ayaa waxay kaga wada hadleen dhowr qodob oo ay ka … Continue reading Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay danjire Donald Yamamoto (Daawo Sawirro)